Siyaasi Cabdiraxiin Malaariyo oo Shegay in uu Yahay Musharx Xilinada Cusub 2016

0
165

Musharax Xildoon Cabdiraxiin Malaariyo   oo Ah musharax u tagan kamid Ahaanshahah barlamaanka cusub ee dowlada fadraalka somali oo wareysi gaar ah siiyaya warbaahinta ayaa waxa uu faafain ka bixiyaya siyaasada Guud ee dalka

siyaasiaga ayaa rajo wanaagsan kamuujiyay sida ay wax u socdaan iyo da.daaalka ay kubixisay dowlada somali sigaar ah wasarada Arimaha Gudaha

Musharaxa ayaan weydinaya su,aal sida ay Rajadiisu Tahay Waxaana uuna shegay in uu ku kalsoonayahy wax qabadkiisa iyo sida ay u rabaan deeganada uu kasoo jeedo

Musharax Xildoon Ahmed Xuseen Abdiraxiin Malaariyo   Ayaa Waxa uu shegay in deganda uu kasoo jeedo ay ka jirto baahiyo sida cafimaad la.aan waxabrasho la.aan ceelasha ay Gureen waxyabahaas ayuu balan qday in uu wax ka qawan doono

Sidoo kale waxa uu dhalinyaro balan qaday ayaa waxaa kamid ah in uu shaqo abuur u usameyn doono mar hadii uu kamid noqdo balamanka cusub taasna ay tahay arin iayaga ku xeran sida codbixinta Ama Ergada

Ugu danbeyn Musharax ayaa waxaa uu Talo uso jediyay dowalda somali tas oo ku adan in ay dar dargeliso hoolaha dhiman

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY