Munaasabad lagu caleemo saarayo suldaaanka Beesha weyteen jidle oo kadhacday magaalada Mandera ee dalka Kenya (Sawirro)

0
144

Suldaan maxamuud khaliif cali  suldaanka beesha weyteen jidle  xaflada lagu caleema saareyay waxaa kasoo qeybgalay madax kala duwan oo katirsan dowlada Kenya ugaasyada  beelaha soomaalida  degta waqooyi  bari  Kenya maamulada kala duwan ee waqooyi bari  xildhibaano katirsan dowlada Kenya iyo maamulka  magaalada mandera   qurbajoogta beesha weyteen jidle

Suldaan maxamuud khaliif  oo ah rug cadaa siyaasadeed oo dhaqanka  aad ukala yaqaana  ayaa dhawaan gudi beesha ay go aamisay loogartay inuu beesha weyteen jidle   uu  unoqdo suldaankooda dhaqanka

Beesha uu suldaanka uyahay   maxamuud khaliif cali   wayteen jidle ayaa degta afar wadan oo bariga afrika sida Kenya  itoobiya  jabuuti iyo soomaaliya

Beesha  ayaa horey ulahayd ugaas  cali ugaas nuure oo lafilayay  in xaflada caleema saarka  suldaanka inuu kasoo qaybgalo  balse  sababo dhinaca  amaanka magaalada  mandera dhawaan dhacdooyinkii kadhacay darted loo baajiyay  isagoo  kusugan dalka itoobiya  gaar ahaan magaalada jigjiga

Arintan  suldaan maxamuud khaliif  cali caleema saarkiisa ayaa kadanbeysay kadib markii dowlada  Kenya ay dhawaan kudhawaaqday  beelaha soomaaliyeed ee daga  waqooyi bari Kenya inay layimaadaan  hogaan dhaqan oo  beel waliba lagala xisaabtamo

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY