Golaha Isbadalka Siyaasadda Beesha Baadacade oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Drs. Sacdia Mumin Omar.

0
191

Golaha Isbadalka Siyaasadda Beesha Baadacade ayaa Maanta kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Drs. Sacdia Dr Mumin Omar (Beirut) oo ka mid ah Aqoonyahanada Somaliyeed,waxaana si gaar ah looga hadlay Arimaha Hormarka,wax ka qabashada Xaaladha Caafimaadka ee ka jira Degmooyinka iyo Tuuliiyinka ay Degaan Beesha iyo Siyaasadda ku aadan Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.

Kulankaan oo lagu qabtay Hotel Al-furad ee Magaalada Muqdisho waxaa ka soo qeybgalay Siyaasiyiinta,Dhaqaatiirta,iyo Aqoonyahanada Beesha ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Isbadalka Siyaasadda Beesha Baadacde C/llaahi Cabdi Bariise oo si weyn u soo dhaweeyey Drs. Sacdia Dr Mumin Omar (Beirut) waxa uuna u sheegay Dadaalada ay wadaan Siyaasiyiinta Beesha Baadacde.

Drs. Sacdia Dr Mumin Omar (Beirut) oo kulanka soo dhaweynta ka hadashay ayaa si weyn ugu Mahadcelisay Dhalinyarada iyo Aqoonyahanada Beesha Baadacade Dadaalka ay wadaan,waxa ayna sheegtay in ay ka qeybqaadan doonto arimaha Hormarka,Taageeridda Dhalinyarada,Waxka qabashada arimaha Caafimaadka iyo Barnamijyo badan oo lagu Caawinayo Bulshada Reer Miiga ah.

Kulankaan ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa.

Siyaasi Yuusuf Ali Faarax (Maskax)
Siyaasi C/llaahi Cabdi Bariise.
Siyaasi Cabdiladiif Maxamuud Xaaji Cabdi (Four Four)
Siyaasi C/dalla Sheekh Cusman Sheekh Aadan.
Siyaasi Maxamed Cabdi Cabdullaahi (Gebiley)
.Dr Ismaaciil Axmed Cumar (Dr Foodey)
Dr Amiin Nuur Macalin Cali
Dr Khaalid Cilmi Nuur Jees
Dr Omaaar C/raxman Cawaale Habeb
Dr Ibraahim Maxamed Nuur
Dr Axmed Cali Muuse
Aqoomyahan Maxamed Cabdulle Geedow
Aqoonyahan Xasan Maxamed Cumar (Garaar)
Aqoomyahan C/raxman Maxamed Cali (Black)
Aqoonyahan Yuusuf Cali Madoobe
Drs Caasha Abuukar Cisman

Kulankan oo ay si gaar ah u soo qaban qaabiyeen Golaha Isbadalka Siyaasadda Beesha Baadacade, waxa uuna ku soo dhamaaday is fahan iyo Jawi Farxad leh.

Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-1 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-2 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-3 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-4 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-5 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-6 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-7 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-8 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-9 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-10 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-11 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-12 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-13 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-14 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-15 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-16 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-17 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-18 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-19 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-20 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-22 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-23 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-24 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-25 Soo_Dhawey_Drs.-_Sacdia_-Dr-Mumin-_Omar-_Beirut-26

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY