Daawo Sawiro Qurux badan oo laga soo qaadaay Xiintoyda Jowhar.

0
418

Iyadoo Dadbadan oo marti ah ay soo gaarayaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe,ayaa Maalmaha laga nasto Shaqada waxaa loo dalxiis tagaan Xiitoyda Jowhar oo ah Goob si weyn u quruxbadan.

Dadbadan oo ka yimid Magaalooyinka Baladweyne iyo Muqdisho ayaa Shalay kula kulmay Goobta Dalxiiska ku wacan ee Xiintoyda,waxa ayna sheegeen in ay ku faraxsanyihiin Bilicda iyo Quraxda Xiintoyada.

Hoos ka Daawo Sawiradii aan ka soo qaadnay Dadkii ku Dalxiisayey Xiintoyada Jowhar.
Xiintooyda_Jowhar-1 Xiintooyda_Jowhar-2 Xiintooyda_Jowhar-3 Xiintooyda_Jowhar-4 Xiintooyda_Jowhar-5 Xiintooyda_Jowhar-6 Xiintooyda_Jowhar-7 Xiintooyda_Jowhar-8 Xiintooyda_Jowhar-9 Xiintooyda_Jowhar-10 Xiintooyda_Jowhar-11 Xiintooyda_Jowhar-12 Xiintooyda_Jowhar-13 Xiintooyda_Jowhar-15 Xiintooyda_Jowhar-17 Xiintooyda_Jowhar-18 Xiintooyda_Jowhar-19 Xiintooyda_Jowhar-20 Xiintooyda_Jowhar-21

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY