Daawo Sawirada:-Beesha Baadacade oo Caaqil ku caleema saaratay Magaalada Muqdisho.

0
240

Xaflad si heersare loo soo agaasimay oo lagu Caleema Saaray Caaqilka Beesha Baadacade ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho,waxaana ka soo qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano,Nabadoono,Cuqaal,Duubab,Siyaasiyiin,Ururada Haweenka,Ururada Dhalinyarada Ganacsato iyo Marti sharaf kale oo aad u badan.

Xafladdaan oo ugu Horey Daahfuray Cabdi Abiikar Mahdi ayaa sheegay in ay ku saabsatahay Caleema Saarka Caaqilka Beesha Baadacade,waxa uuna sheegay in qababqaabada Caaqilka ay muddo soocotay ugu danbeyna Maanta la isku raacay in loo Caleemo Saaro Caaqilka Yuusuf Dhagaxow.

Eng Nadiifo Maxamed Cismaan Wasiiradii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Somaliya oo ka hadashay Caleema Saarka Caaqil Dhagaxow ayaa soo dhaweysay Caleema saarkiisa,waxa ayna sheegtay”Beesha Waxa ay diyaar u tahay in ay raadsato Xaqqa ay leydahay,Meelwalbana u taagto sidii loo helilahaa Wixii ay rabtay,Maanta Beesha ay waxa ay Caleema saarteen Caaqil kaa soo ka shaqeyndoono Arimaha Beesha iyo tan Somaliya,Beesha Waxa ay isku raacday waxa ka maqan sida wadajir ah u raadsato,Waxaan Nahay Dad Caan ku ah Nabadda,Waxaanahay Dad Dhowro Dhaqanka Dadkaan Waxa ay leeyihiin Taariikh dheer,qof walba woo Ogyahay Maanta waxa aan dooneyno waa in aan ka shaqeenaa Hormarkeena,”ayee tiri Eng Nadiifo.

Caaqil Yuusuf Xaaji Cali (Caaqil Yuusuf Dhagaxow) oo ka hadlay Xafladdii lagu caleemo saaray ayaa u mahadceliyey Dhammaan dadkii ka soo qeybgalay Caleema Saarkiisa,waxa una sheegay in uu ka shaqeyndoono Midnimada iyo isku xirka Beesha Baadacade iyo tan somaliyeed,waxa uuna u docoyeey dhammaan Ummadda Somaliyeed in uu tusiyo Wanaaga iyo Hormarka.

Xafladda Caleema Saarka Caaqil Yusuf Dhagaxow dhammaan dadkii ka soo qeybgalay waxa ay soo dhaweeyey Caleema saarkiisa,waxa ayna sheegeen in uu yahay Mid mudan kana soo bixi karo Howsha Culus ee loo doortay,waxa ayna Alle ugu baryeen in uu la garabgalo Hogaanka loo dhiibay,Eebana ka dhigo kii keena Midnimada Somaliyeed.

Xafladdaan oo ay ka soo qeybgaleen Dhaqanka Beelaha Somaliyeed ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyey Caqilka ay Maanta Duubteen Beesha Baadacade,waxa ayna ku soo dhamaatay Caleema Saarka Guul iyo Farxad.

Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-1-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-2-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-3-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-4-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-5-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-6-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-7-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-8-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-9-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-10-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-11-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-12-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-13-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-14-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-15-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-16-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-17-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-18-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-19-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-20-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-21-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-22-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-23-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-24-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-25-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-26-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-27-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-28-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-29-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-30-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-31-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-32-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-33-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-34-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-35-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-36-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-37-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-38-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-40-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-41-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-42-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-43-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-44-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-45-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-47-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-48 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-48-696x464 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-49-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-50-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-51-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-52-640x426 Caleema_-Saarka_Caaqil_Dhagaxow-53-640x426

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY