Wararka Cusub

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni oo si rasmi ah isaga Diiwaan galiyey...

Musharax Dr.Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu si rasmi ah isaga Diiwaangaliyey Doorashada Xilka Madaxweynaha,waxaana la gudoonsiiyey Shahaadada Musharaxnimada. Musharax Dr.Siciid Deni...

Taariikhda Somaliya

Taariiq Nololeedkii Axmed Teerso oo ka mid ah Halyeeyadii Somalia.

Gaashaanle-sare Axmed Xaaji Maxamuud oo loo yaqaano Axmed Teerso waxa uu ku dhashay jameecada Raaxaale oo ka tirsan degmada Jalalaqsi oo ka tisan gobalka...

Ra’iisul Wasaare Cumar “Waxaad hurteen naftiina qaaliga ah, waan idiin kaga mahad-celinayaa”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland, Mudane Cabdweli Maxamed Cali Gaas, Wasiirro...

KU OGOOW DA’DA DADKA GACAN QAAD!!!

daraasad cajiib ah aya xustay in habka qofku u gacan qaado dadka hadday noqoto hab dabacsan, adag ama ay ka muuqato awood darro ay...